BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Iran iyo Cummaan oo ka wadahadlaya xaalada Marinka Hormuz
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Cabbaas Caraqji ayaa wadahadallo la yeelan doona mas’uuliyiinta Cumaan kaddib markii uu gaaray Muscat.
Maxay mowjadaha kulaylku ugu daran yihiin dumarka?
"Waxaan dareemayaa culays badan, xanaaq badan, wareer, barar, iyo daal." Kuwani waa ereyada si joogto ah ugasoo baxa faallooyinka ay BBC-da u diraan haweenka, kuwaas oo si dhib yar uga soo kabtay kulaylkii ugu dambeeyay ee bishii Juun, haddana u diyaar garoobaya cimilo kulul oo dheeraad ah.
Farriin nuucee ah ayay diraysaa wafdiga uu Shiinuhu u diray aaska Ayutallah Cali Khamenei?
Marka laga reebo ka qaybgalka Hua Guofeng ee aaska Tito, heerka ugu sarreeya ee matalaadda Shiinaha ee aaska shisheeye wuxuu ka soo bilaabmayaa aaska Joseph Stalin, kaas oo uu ka soo qayb galay Ra'iisul Wasaarihii Shiinaha ee xilligaas Chuen Lai. Intaa ka dib, u dirista wakiil xafladaha noocaas ah ayaa si tartiib tartiib ah qayb uga noqotay dhaqanka diblomaasiyadeed ee Shiinaha.
Guddoomiye hore oo baarlamaan ee dal muslim ah oo loo gacan galiyay Maraykanka si loo maxkamadeeyo
Zahir Qadir waxaa mas'uuliyiinta New York ku soo oogeen dacwado la xiriira ka ganacsiga daroogada iyo haysashada hub sharci darrada ah. Laakiin qareenkiisa iyo qoyskiisa ayaa ku tilmaamay eedeymaha kuwo siyaasadaysan.
Trump oo ku dhawaaqay tallaabada la qaadayo haddii Iran isku daydo in ay disho isaga
Sida ay BBC Monitoring sheegtay, arrintan ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay si weyn loogu hadal hayay warbaahinta Israa'iil.
5 Hab oo lacag lagu sameeyn karo iyo waddooyinka loo maro
Dad badan ayaa is weydiiya sida ay u heli karaan hanti ama u noqon karaan dad maalqabeenno ah.
Tobanka dhimse ee ugu dheer 2026 Bariga Afrika
Sida ay sheegtay madasha daabacda wararka dhismaha ee loo yaqaan CK, dhismayaashani ma ahan oo kaliya kuwo dhaadheer, balse waa astaamo horumarineed oo qaabeeya muuqaalka magaalooyinka, isla markaana muujinaya kaalinta sii kordheysa ee horumarka Bariga Afrika.
TOOS, Iran: Imaaraadku wuxuu mutaysan doonaa cawaaqibka ka dhasha wada-shaqeyntiisa uu la leeyahay Maraykanka."
Mareykanka iyo Iiraan ayaa mar kale is dhaafsaday weerarro sii socday illaa Khamiista, iyadoo kormeerayaal ay sheegeen inuu si weyn hoos ugu dhacay tirada maraakiibta mara marinka muhiimka ah ee Hormuz.
Maxaad ka taqaannaa dalalka Afrika ee Soomaaliya ay ku jirto ee lagu dhisay nidaamka kaligii-taliska?
Tobannaanihii sano ee la soo dhaafay, dowlado badan ayaa u weecday hannaan kali-talisnimo ah, iyagoo xakameynaya xorriyadda hadalka, cabburinaya cod kasta oo mucaarad ah, isla markaana maamulaya geeddi-socod kasta oo doorasho, haddii uu jiroba.
Qaar ka mid ah hoggaamiyaaasha NATO oo Turkiga kaga tegay bistooladihii hadiyadda loo siiyay
Madaxweynaha Lithuania ayaa ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii tirada yar ee sawir ka wadaagay bistooladda, isaga oo sheegay in lagu soo bandhigi doono qasriga madaxtooyada.
Qaabka loo aasay Ayatollah Cali Khamenei ma waafaqsan tahay Shareecada Islaamka?
Ka dib markii la shaaciyay geerida Hoggaamiyihii hore ee Sare ee Iiraan iyo dib u dhaca aaskiisa, su'aalo badan ayaa baraha bulshada laga keenay oo ku saabsan dib u dhigista iyo xukunnada Islaamka iyo kuwa sharciga khuseeya.
Netanyahu oo Trump uga cawday Madaxweyne Erdogan
Labada hoggaamiye ayaa khadka taleefanka ku wada hadlay ka dib Shir-madaxeedkii NATO. Sida laga soo xigtay AFP, Netanyahu wuxuu sheegay in "Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan iyo xubnaha la socda ay sameeyeen hadallo su'aal gelinaya jiritaanka Dowladda Israa'iil iyo inay ku baaqayaan in la sameeyo aagag amni oo ku teedsan xuduudaha Israa'iil."
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Puntland oo ku adkeysatay in aan maalgashi kalluumeysi laga sameyn karin xeebaheeda
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
'Sidii Hitler oo kale, Putin cabsi ayaa haysa' maqaal laga qoray xaalka Putin
Maqaalka wuxuu ku bilaabmayaa xasuusinta isku daygii dilka ee caanka ahaa ee Hitler Luulyo 20, 1944, markii uu ka badbaaday qarax boorso ku jiray oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Ruushku boqolaal bambo uu si kama ah ugu dhuftay ciidiisa?
Inta badan hubka ay ridaan diyaaradaha Ruushku waa bambooyin la hago, bambooyin lagu qalabeeyay qalab cusub oo ay ku jiraan baalal laabma.
Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35
Hoggaamiyeyaasha NATO waxay Talaadada iyo Arbacada ka kulmayaan si ay u dejinayaan Trump oo ka carooday jawaabta Yurub ee dagaalka Iran.
Haweenkii kaalinta wayn ka qaatay aasaaskii qarankaMarayknaka; kumay ahaayeen 'hooyooyinkii wax ka aasaasay'?
BBC Mundo waxay la hadashay afar ka mid ah taariikhyahannada ugu caansan kuwaas oo bartay doorka haweenka ee Kacaankii Mareykanka iyo aasaaskii Mareykanka qarnigii 18aad iyo 19aad.
Muxuu hoggaamiyaha sare ee Iiraan uga maqan yahay aaska aabbihiis Ayatollah Ali Khamenei?
Mojtaba Khamenei laguma arkin goob fagaare ah tan iyo weerarkii lagu dilay aabbihiis billowgii dagaalkii Mareykanka iyo Israa'iil ay kula jireen Iran.
Luuqada dahsoon ee uu adeegsan jiray huggaamiyihii Iran Cali Khamenei
Si loo falanqeeyo khudbadda Cali Khamenei, waxaa la doortay 150 erey oo muhiim ah oo si joogto ah ugu soo noqnoqda qoraalladiisa muddo 32 sano ah. Kadib, kordhinta ama hoos u dhaca isticmaalka mid kasta oo ka mid ah ereyadan waqti ka dib ayaa la xisaabiyay. Dukumeentiga hadda jira, waxaan soo bandhignay natiijooyinka xisaabinta noocaas ah.
250 sano kaddib Mareykanku ma yahay meel loo haajiro?
Mareykanka uu u dabaaldegaya sanadguuradii 250-aad, ayuu Cabdi Iftin ka walaacsan yahay si la mid ah Mareykan badan waxa uu noqonayo mustaqbalkiisa.
Sidee ayuu u dhici doonaa aaska Ayatollah Cali Khamenei, hoggaamiyihii Iiraan ee la dilay?
BBC-da qeybteeda Verify ayaa heshay sawirro dayax-gacmeed oo laga qaaday Tehraan, kuwaas oo muujinaya burbur weyn oo soo gaaray qayb ka mid ah guriga Ayatollah Ali Khamenei.
Turkiga: Israa'iil waxay raadinaysaa cadow cusub, balse annagu ma baqi doonno
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa sheegay in Israa'iil ay "raadinayso cadow cusub" isla markaana Turkigu "aysan wax dhibaato ah kala kulmin iska hor imaadka." Kadib wuxuu Israa'iil ku tilmaamay "dhibaato haysata adduunka."
Sacdiyo Bajaaj oo xabsi 3 sano ah lagu xukumay, maxaa lagu sababeeyey
Maxkamaddu waxay sheegtay inay ku heshay dambiyadii ay xeer ilaalintu ku soo oogtay, qareennadeedana waxay sheegeen inay racfaan ka qaadanayaan xukunka
Iran: '$6 bilyan oo hantidii xayirneed ah ayaa naloo sii dayn doonaa'
Wafuud Maraykan ah iyo Iran ayaa goor hore gaaray dalka Switzerland si ay qayb uga noqdaan wada-xaajoodyo farsamo oo hoos imanaya heshiis is-afgarad ah oo la saxeexay Arbacadii si loo soo afjaro colaaddii bariga dhexe ee bilihii la soo dhaafay socotay, dibna loogu furi lahaa marin biyoodka Hormuz.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 13 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 10 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 9 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.















































































