BBC News,
Somali
U gudub qaybta macluumaadka
War
Daawo
Dhageyso
Qaybaha
War
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Sawiro: Sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada
Published
16 Febraayo 2017
Halkan ka daawo sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada.
Qoraalka sawirka,
Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore xasan Sheekh
Qoraalka sawirka,
Xasan Sheekh oo Farmaajo u sharaxaya waxyaabaha dhexyaalla madaxtooyada
Qoraalka sawirka,
Labada masuul ayaa madaxtooyada isla dhexmaray
Waa kuma madaxweyne Farmaajo?
Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo horyaalla
Qoraalka sawirka,
Qaar ka mid ah waxyaabaha madaxtooyada dhexyaalla
Qoraalka sawirka,
Qalab kala duwan oo madaxtooyada yaalla ayaa madaxweyne Farmaajo la tusay
Qoraalka sawirka,
Waxaa xafladda ku sugnaa masuuliyiinta aqalka baarlamaanka iyo sanetka
Sawiro: Madaxweynaha Farmaajo oo madaxtooyada u guuray
Hambalyada Farmaajo oo iska soo dabo dhacaysa
Qoraalka sawirka,
Xasan iyo Farmaaajo
Qoraalka sawirka,
Seefta madaxtooyada oo Xasan Sheekh uu gacanta ku haya
Qoraalka sawirka,
.
Qoraalka sawirka,
Madaxweyne Farmaajo ayaa si rasmi ah ugu wareegay madaxtooyada
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya
8 Febraayo 2017
Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo horyaalla
22 Febraayo 2017
Sawiro: Sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada
16 Febraayo 2017
Wararka ugu waaweyn
TOOS
,
Trump oo sheegay in dhamaan miinooyinka laga saaray marin-biyoodka Hormuz
Israa'iil ma leedahay awood ay dagaal kaga adkaan karto Turkiga?
59 Daqiiqadood ka hor
Muxuu yahay heshiiska Trump u gudbiyay Congress-ka ee Sacuudigu ku aqoonsan karo Israa'iil?
6 Saacadood ka hor
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
23 Agoosto 2026
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
22 Agoosto 2026
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
22 Agoosto 2026
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
12 Agoosto 2026
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
12 Agoosto 2026
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
12 Agoosto 2026
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
10 Agoosto 2026
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
11 Agoosto 2026
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
7 Agoosto 2026
Ugu Aqris Badan
1
TOOS
Trump oo sheegay in dhamaan miinooyinka laga saaray marin-biyoodka Hormuz
2
Falanqeyn lagu ogaaday qaabka ugu wanaagsan ee loo joojin karo cabidda sigaarka
3
Muxuu yahay heshiiska Trump u gudbiyay Congress-ka ee Sacuudigu ku aqoonsan karo Israa'iil?
4
15 dal oo ay ku yaallaan waddooyin lagu magacaabay Soomaaliya ama Muqdisho
Markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay: 21 Oktoobar 2022
5
Seeynisyahano ogaaday sababaha keena cirrada iyo waxa lagu daweyn karo
Markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay: 23 Jannaayo 2020
You might also like:
news
|
sport
|
weather
|
worklife
|
travel
|
future
|
culture
|
world
|
business
|
technology