You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Maxay yihiin seddexda arrimood ee xuddunta u ah khilaafka soo dhex galay baadariga masiixiyiinta iyo Trump
xiisadda u dhexeysa Vatican-ka iyo Aqalka Cad ayaa sii kordhaysay bilihii la soo dhaafay, waxaana isku dhacyadii ugu dambeeyay ay iftiimiyeen kala duwanaanshahaas
TOOS, Maraakiib ka gudubtay marinka Hormuz xilli uu Mareykanka sheegay inuu xayiraad ku so rogay iyo Shiinaha oo go’doominta Trump ku tilmaamay mid 'khatar ah'
Labo markab ayaa gaaray dekedaha Iran halka labo ay mid lala xiriirinayo Shiinaha. Mareykanka ayaa horey u sheegay inuu joojin doono maraakiibta u socdaaleysa ama ka imaanaya Iran.
Cod, Maxay tahay sababta Shilinka Soomaaliga looga diiday meelaha qaar, Muddada 10,46
Lacagta qaarkeed ayaa duugoowday, waxana sidoo kale suuqyada Muqdisho soo galay inta badan lacagihii shilin soomaaliga ahaa ee laga isticmaali jiray gobollada dhexe iyo kuwa bari ee wadanka.
Maraakiibta "jabisay" xayiraadda Hormuz, dalalka laga leeyahay, iyo Shiinaha oo ka xanaaqay xayiraadda Maraykanka
Xogta la socodka maraakiibta ee ay falanqeysay BBC Verify ayaa muujineysa in afar markab oo Iiraan xiriir la leh ay ka gudbeen marin biyoodka Hormuz in kasta oo ay socoto go'doominta badda ee Washington.
Xanuunka la yaabka leh ee ka dhigaya aabbeyaasha inay dareemaan sidii iyagoo uur leh
Cilmi-baaris sii kordhaysa ayaa muujinaysa in xaaladdani ay ka baahsan tahay sidii hore loo malaynayay – qaar ka mid ah saynisyahannaduna waxay is weydiinayaan in calaamadaha yaabka leh ay qasab ka dhigayaan in dib loo fikiro sida dhalmada cunuggu u saameeyso labada waalid.
Maxay tahay xiisadda afka ah ee u dhaxaysa Israa'iil iyo madaxweyneyaasha Turkiga iyo Kuuriyada Koonfureed?
Maalmo un kadib markii Israa’iil ay ka jawaabtay hadalka wasiirka difaaca Pakistan Khawaja Muhammad Asif, madaxweynayaasha Turkiga iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dhaleeceyn culus kala kulmay madaxda Israa’iil.
Iran oo soo jeedisay in la hakiyo dhaqdhaqaaqa nukliyeerka ilaa shan sano - warbixin
Damaca nukliyeerka ee Iran ayaa ahaa barta ugu weyn ee khilaafka, iyadoo Donald Trump uu ku celceliyay Axadda in Mareykanka uu xaqiijin doono in Iran aysan yeelan doonin hubka nukliyeerka.
Trump oo tirtiray sawirkiisa oo loo ekeysiiyay Ciise Masiix ka dib markii uu dhaleeceyn la kulmay
Xulafada Masiixiyiinta ee madaxweynaha ayaa sawirka uu AI soo saaray ku tilmaamay mid meel ka dhac ah iyadoo Trump uu sheegay inuu u maleeyay inuu u ekaaday dhakhtar.
Dhakhtar Itoobiyaan ah ayaa kaga badbaaday kansar kaddib markii walaalkiis uu ugu deeqay kilidiisa
Inkasta oo Itoobiya ay leedahay xarumo caafimaad oo heer sare ah iyo dakhaatiir badan oo ku takhasusay xanuuno kala duwan, haddana weli waxaa jira adeegyo caafimaad oo badan oo aan dalka laga heli karin.
Xayiraadda Maraykanka ee Iiraan waa Khamaar. Ma shaqayn doontaa?
Go'doomintii dhawayd ee Venezuela iyo Cuba ayaa muujisay awoodda. Horraantii Janaayo, qabashada markabka saliidda ee Ruushka, Marinera ee waqooyiga Atlantic, ayaa muujisay in hawlgalladan oo kale laga fulin karo meel kasta.
Cod, Qaabkee ayey ciidankii Lafta Gareen dib ugu laabteen Baydhabo, Muddada 4,58
Taliyayaasha sare ee booliska, nabad sugida iyo milatariga Soomaaliya ayaa muddaba ku hawlanaa sidii ciidankaasi dib loogu soo celi lahaa si nabad ah, maadaama markoodii hore ay xaalad dagaal uga baxeen magaalada.
Maxaa ceelka shidalka ee Soomaaliya laga qodayo ka dhigaya kan labaad ee ugu dheer dunida?
Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Cagri Bey ee jimcihii la soo dhaafay lagu soo shaweyay xeebta magaalada Muqdisho si uu u bilaabo mashruucii ugu horeeyay ee shidaal baaris ah oo laga sameeyo badda hoose.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 15 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 14 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 14 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 13 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.