BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Mareykanka oo sheegay in go'doominta dekedaha Iiraan ay bilaaban doonto maanta
Go'doominta ayaa bilaabanaysa maanta oo isniina sida ay shaaciyeen taliska dhexe ee Maraykanka Centcom, ka dib fashilkii wadahalladii dhinacyada ee Pakistan
Maxaa ceelka shidalka ee Soomaaliya laga qodayo ka dhigaya kan labaad ee ugu dheer dunida?
Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Cagri Bey ee jimcihii la soo dhaafay lagu soo shaweyay xeebta magaalada Muqdisho si uu u bilaabo mashruucii ugu horeeyay ee shidaal baaris ah oo laga sameeyo badda hoose.
Waa maxay go'doominta lagu samaynayo Iran sideese uga dhaqan galaysaa marinka Hormuz?
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan dhaqan gelinta go'doominta dhammaan gaadiidka badda ee soo gala iyo kuwa ka baxa dekedaha Iran Isniinta.
Caasha Bhosle: Haweeneyda qaadday heeso badan oo ay Soomaalidu jeceshahay oo geeriyootay
Codkeeda faafay wuxuu helay taageereyaasha qoob-ka-ciyaarka iyo heesaha, oo noqday muusigga jiilasha Hindida.
Kadib markii ay wadahadalladii Iran fashilmeen, su'aasha weyn waa: "maxaa xiga?"
Labaatan iyo kow saacadood kuma filna inay soo afjaraan 47 sano oo cadaawad ah oo u dhexeysa Iran iyo Maraykanka, ayay qortay weriyaha BBC-da Lyse Doucet.
Hadallada Trump ma waxay sii kordhiyeen xiisadda xabbad-joojinta oo horeba u ahayd mid aad u jilicsan?
Labo qoraal oo dhaadheer oo uu ku soo dhigay baraha bulshada, wuxuu sheegay inuu xannibi doono maraakiibta yar ee hadda ka gudbaysa Marinka Hormuz.
Xog cusub oo ka soo korortay xaaladda hoggaamiyaha sare ee Iran Mojtaba Khamenei
Khamenei waxaa la dhaawacay 28-kii Febraayo, maalintii ugu horreysay ee uu billowday dagaalkii ay Maraykanka iyo Israa'iil ku qaadeen Iiraan, weerarkaas oo lagu dilay aabbihii, Ayatollah Ali Khamenei, kaas oo xukumayay dalka tan iyo 1989-kii.
Lix khuraafaad oo nafaqada ku saabsan oo ay tahay inaadan rumaysan
Joojinta karbohaydraytyadu waxay gacan ka geysan kartaa dhimista miisaanka, laakiin waxay badanaa ka qayb qaadataa luminta biyaha halkii ay ka ahaan lahayd dufanka.
Sidee ayuu Marin-biyoodka Hormuz u noqday hubka ugu xoogga badan ee Iiraan?
Tallaabadan ayaa si degdeg ah cadaadis weyn u saartay Maraykanka iyo xulafadiisa, kuwaas oo ku tiirsan socodka aan kala go'a lahayn ee shixnadaha saliidda iyo gaaska ee ka gudba marin-biyoodka.
Maxay Maraykanka iyo Iiraan ka yiraahdeen fashilka wadahadalladii Nabadda ee Pakistan?
Pakistan oo doorka dhexdhexaadinta xabbad-joojinta horseeday ayaa hoggaaminaysay inay dhinacyada ku martigelisay magaalada caasimada u ah dalkaas ee Islamabad.
Wax ka ogow taariikhda faneed ee fannaanadda Shankaroon
Ilaaheey ha u naxariistee waxa dalka Maraykanka ku geeriyooday fanaaanaddii Soomaaliyeed ee caanka ahayd ee hoballada Waaberi Shankaroon Axmed Yuusuf (Sagal). Shankaroon waxa ay waayadan danbe ku nooleyed dalka Maraykanka.
Trump waa inuu "maya" ku dhahaa Netanyahu - Wargeyska The Independent
Waxa aan maanta warbixinteenna ku bilaabaynaa wargeyska kasoo baxao dalka Ingiriiska ee The Independent, iyo tifaftir cinwaankiisu yahay "Iyada oo xabbad-joojintii jilicsanayd ay burburayso, Trump waa inuu ugu dambeyntii caddeeyaa inuu awood u leeyahay inuu 'maya' ku yiraahdo Netanyahu."
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 13 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 13 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 10 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































