Shariif Xasan oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo
Published
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay inay ka tacsiyeynayaan dhibaatada weerarkaasi uu geystay.
Waxa uu tilmaamay inay adag tahay in qof kula mid ah la iska ilaaliyo, kaas oo doonaya inuu naftiisa dilo.