Maxaa ka haray suugaanta fardaha ee Soomaalida?

Published

Soomaalida waxay leedahay suugaan loo qaaday fardaha, waxaan ka wareysanay Maxamad Axmed Baddel, oo suugaanta ka dhiga qaar ka mid Jaamacadaha Hargeysa.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayuu u warramay.